Indigo

Loading Inventory...
Baro Far Somali Learn Somali Alphabet

Baro Far Somali Learn Somali Alphabet

Current price: $26.99
Visit retailer's website
Baro Far Somali Learn Somali Alphabet

Baro Far Somali Learn Somali Alphabet

Current price: $26.99
Loading Inventory...

Size: Paperback

Visit retailer's website
*Product information may vary - to confirm product availability, pricing, shipping and return information please contact Indigo
This book is about learning the Somali language using the Somali alphabet (Osmanya). Somali Alphabet is an old alphabet used in Somalia from 1920 to 1971. ." Evaluation of script Far Somali (Cismaaniya) Competent linguists have considered the Far somali (Cismaaniya) alphabet to be technically sound. The Somali Alphabet (Cismaaniya) is "an excellent alphabet, because it is phonetic, with accurate distinction of all the sounds- consonants and vowels, both long and short." Buugani waxa uu ku saabsan yahay barashada afka Soomaaliga iyadoo la isticmaalayo farta Soomaaliga (Osmaanya). Farta Soomaaliga waa xuruuf waa hore Soomaaliya laga isticmaali jiray 1920kii ilaa 1971kii." Qiimaynta qoraalka Far Somaliga (Cismaaniya) Af-yaqaannada aqoonta u leh waxay tixgaliyeen alifbeetada Far Soomaaliga inay tahay mid farsamo ahaan wanaagsan. Farta Soomaaliga (Cismaaniya) waa "alifbeetada aad u wanaagsan, sababtoo ah waa dhawaaq, si sax ah u kala sooca dhammaan shaqalada codkooda. Buuggaan waxaa ka baran kartaa qoraalka far somaliga. waxaa ku badan buuggaan tusaalooyin, layliyo, masawirro aad u badan oo kaa caawinaya fahamka xuruuftaan

More About Indigo at Erin Mills Town Centre

The largest book retailer in Canada also offers toys, music, home décor, gifts and lifestyle products. What's Inside...Books, Magazines, CD’s and DVD’s, Toys and Gifts, Home Accents, Electronics, Baby’s and Children’s Section, Bath and Body, Kitchen and Bedroom, Stationary Located outside in the exterior plaza.

5015 Glen Erin Dr, Mississauga, ON L5M 0R7, Canada

Find Indigo at Erin Mills Town Centre in Mississauga ON

Visit Indigo at Erin Mills Town Centre in Mississauga ON
Powered by Adeptmind